Latest news from Somalia, in Somalia newspapers

Zimbabwe: Mudaharaadyo looga soo horjeedo Mugabe
Maanta oo Sabti ah ayey magaalooyinka waaweyn ee dalka Zimbabwe ka dhaceen banaanaxyo looga soo (...)
Horseed Media 18/11/2017
Saad Hariri oo gaaray Paris sheegayna inuu tagayo Lubnaan
Raysalwasaarihii Lubnaan Saad Hariri oo 4tii bishan sheegay inuu xilka isaga degay ayaa maanta (...)
Horseed Media 18/11/2017
Kenya: Odinga oo cambaareeyey dilka dadkii soodhaweenayey
Hogaamiyaha Mucaaridka Kenya Raila Odinga oo Jimcihii shalay dib uga soo noqday safar dibada ah (...)
Horseed Media 18/11/2017
Somaliland:Heshiis is-afgarad oo ay Wada gaareen Xisbiga Wadani iyo Guddiga Doorashada[DAAWO]
Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee Somaliland C/raxmaan Ciro ayaa sheegay in xal iyo is-afgarad laga gaaray cabashooyinkii xisbiga ee doorashadii (...)
Horseed Media 18/11/2017



Baydhabo: Sanadguuradii Saddexaad ee Maamulka Koofur Galbeed oo Loo Dabaaldegay
Magaaladda Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay waxaa xalay lagu qabtay xaflad ballaaran oo lagu xusayay sand guuradii 3-aad ee ka soo wareegatay (...)
Horseed Media 18/11/2017
Washington:Soomaaliya oo Ka Qaybgashay Shirka Iskaashiga Maraykanka Iyo Afrika
Wasiirka arrimaha dibada ee Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka mid ahaa 30 wasiir oo ka socda wadamada qaarada Afrika oo shir kula yeeshay (...)
Horseed Media 18/11/2017
Xagee Marayaa dhismaha Garoonka diyaaradaha ee caasimadda Puntland Garoowe?
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeeray Garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe, kaas oo dhismihiisu marayo heer (...)
Horseed Media 17/11/2017
Hargaysa:Wadahadalo U Bilowday Xisbiga Wadani iyo Guddiga Doorashooyinka [VIDEO]
Guddoomiyaha xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cirro oo ay weheliyaan saraakiisha iyo hogaanka sare xisbiga ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay (...)
Horseed Media 17/11/2017
SOMALIA: US escalates Somalia fight while Pentagon downplays buildup
STUTTGART, Germany — There are now 500 U.S. troops in Somalia, where the military has carried out daily airstrikes in the past week, but the (...)
Horseed Media 17/11/2017
Protests in Somaliland As Opposition Claim Election Fraud – VIDEO
Waddani Party supporters on Thursday took to the streets of various opposition strongholds to protest what they claim to be election (...)
Horseed Media 17/11/2017
SOMALIA: PM Khaire Vows to Flush Out Al Shabaab
Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire has vowed to root out Al Shabaab from its remaining positions in the south and central Somalia in a major (...)
Horseed Media 17/11/2017
November 17, 2017 | Daily Monitoring Report
Key Headlines Galmudug State and (ASWJ) Meet In Nairobi Over Power Sharing Deal (Radio Dalsan) Federal Security Ministry Warns Of Activities (...)
AMISOM 17/11/2017
Shirkada Al Ghurair oo daabacday Waraqihii doorashooyinka Somaliland iyo KENYA!
Xisbiga Mucaaridka Somaliland ee Wadani ayaa dacwad ka keenay cododka lagu shubtay ee doorashada, iyagoo ku doodaya in lasoo daabacay buugaag (...)
Horseed Media 17/11/2017
Somaliland: Rabshadihii Burco & Hargeysa iyo Guddiga Doorashada ku baaqay Nabad – VIDEO
Guddiga Doorashada Somaliland ayaa shacabka ugu baaqay inay isdajiyaan kadib markii ay rabshado ka dhaceen magaalooyinka Burco iyo Hargeysa. (...)
Horseed Media 17/11/2017
Zimbabwe: Mubage oo booqday Jaamacada Harare
Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe oo maalmihii lasoo dhaafay Xabsi guri ay geliyeen Militariga awooda dalkaasi la wareegay ayaa maanta oo Jimce (...)
Horseed Media 17/11/2017
Israel oo sheegtay inay Sacuudiga ka taageerayso La dagaalanka IRAN
Taliyaha Ciidamada Israel General Gadi Eisenkot ayaa wareysi uu bixiyey ku sheegay in Militairga Israel ay diyaar u yihiin inay xogta iyo sirta (...)
Horseed Media 17/11/2017
Sacuudiga: Mohamed Bin Salman oo la taliye ka dhigtay Wasiir hore ee MASAR
Dhaxalsugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salman oo xabsiga dhigay qaar badan oo kamid ah Amiirada Qoyskaasi ayaa la sheegay inuu la taliye (...)
Horseed Media 17/11/2017
November 17, 2017 | Morning Headlines
Key Headlines 19 Al-Shabaab Suspects Arrested In Afgooye Government (Goobjoog News) Somaliland's Main Opposition Party Cuts Off Cooperation With (...)
AMISOM 17/11/2017
Cirro oo Taageerayaashiisa Ugu Baaqay deganaansho [DAAWO]
Guddoomiyaha xisbiga wadani ee Somaliland C/raxmaan ciro oo caawa shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Hargaysa ayaa ugu baaqay taageerayaashiisa (...)
Horseed Media 16/11/2017

add your newspaper