5 Askari oo ka tirsan NISA oo lagu dilay qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka Muqdisho

[Jowhar - Somalia] - 21/08/2024
Aug 21(Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ah oo saaka lagu weeraray bar kontrol oo ciidanka NISA ay ku leeyihiin deegaanka Tareedisho (KM13) oo ka tirsan degmada Kaxda. Qaraxa oo loo adeegsaday gaari Surf ah oo uu watay nin naftiis halige ah (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Somaliland President Appreciates UAE’s Continued Support
DUBAI (SD) – The President of the Republic of Somaliland, Abdirahman Mohamed Abdillahi Irro, has expressed his (…)
[Somali Dispatch] - 15/02/2025
Dowladda Ingiriiska oo ku biirtay Hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada ISIS ee ka socda buuraha Golis ee Puntland
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah Xafiiskiisa magaalada (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
Ciidamada difaaca Puntland oo maanta kooxda Daacish ka saaray degaannada Qurac iyo Damdamle
Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo maanta hawlgal ka sameeyay buuraha Calmiskaad ayaa gebi ahaanba Argagixisada (…)
[Puntland Post] - 20/02/2025
Xubnihii ugu badnaa ee dakhli ururinta u qaabilsanaa kooxda ISIS oo Boosaaso lagu qabtay
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari G/sare, Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo ka warbixiyay Hawlgallada Amni ee ka socda (…)
[Puntland Post] - 18/02/2025
Puntland oo sheegtay in Daacish ku ururtay dhul kayar 15KM.
Xukuumadda Puntland ayaa ka hadashay masaafada dhuleed ee Kooxda Daacish xilligaan kaga sugan tahay buuraleeyda (…)
[Horseed Media] - 16/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |