Musharax Madaxweyne Liibaan Axmed oo si weyn loogu soo dhaweeyay CeelDheer
[Jowhar - Somalia] - 21/08/2024
Aug 21 (Jowhar)-Musharax Madaxweynaha Galmudug Libaan Axmed Xasan ayaa gaaray degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay. Musharax Liibaan Axmed Xasan ayaa waxaa ku soo dhaweeyay degmada CeelDheer maamulka degmada,waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yusuf oo ku guuleystya xilka guddoomiyaha ururka Midowga Afrika
Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yusuf ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025
Puntland oo dhawaan bilaabaysa wejiga labaad ee Tarxiilka ajaanibta
Ciidamada Ammaanka Puntland oo sii wada hawlgalka tarxiilka ajaanibta ayaa dhawaan bilaabaya wejiga labaad ee (…)
[Puntland Post] - 19/02/2025
Puntland oo ka digtey in colaadaha miyiga loo soo raro Gaalkacyo.
Xukuumadda Puntland ayaa uga digtey beelaha ood-wadaagga ah ee dirirtu ku dhexmarayso Galbeedka gobolka Mudug in…
[Horseed Media] - 20/02/2025
Puntland Bans Undocumented Foreigners from Entering Its Territory
Garowe (PP News Desk) — An executive decree issued by the Puntland Presidency states that Puntland State security (…)
[Puntland Post] - 20/02/2025
Ciidamada Puntland oo dalbaday in laga ururiyo meydadka Daacish oo goob kasta daadsan
Saraakiisha Ciidamada difaaca Puntland ee ku sugan furimaha dagaalka Calmiskaad ayaa ka dalbaday hay’adaha dowladda (…)
[Puntland Post] - 18/02/2025