Maxkamadda sare ee ciidamadda oo go’aan kasoo saartay dil loo heystay walaalo wada dhashay
[Jowhar - Somalia] - 24/08/2024
Aug 24(Jowhar)-Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida ayaa xukuno kala duwan kasoo saartay kiiska Daadir Cali Cusmaan & Cabdullaahi Cali Cusmaan oo loo heysto dilka Marxuum Xuseen Xasan Mool-gale oo ahaa guddoomiyihii deegaanka Mareereey ee gobolka Shabeelada dhexe, falkaasi oo dhacay (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Wasiirk Arrimaha Dibadda Jabuuti oo ku guuleystay Guddoomiyaha Midowga Afrika
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyaha Midowga (…)
[Puntland Post] - 15/02/2025
Puntland: Waa halkee godka CASCASO ee maanta Mareykanku burburiyay?
Duqeyn aad u xoog badan oo degaanno fog laga maqlay ayaa maanta lagu guraacay godka weyn ee CASCASO oo ku… Sii akhri (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
Booliska & shacabka Puntland baadi goobaya firxadka Daacish.
Shacabka Puntland ayaa siweyn ugu dhiiradey inay gacanta ku soo dhigaan laamaha ammaankana gacanta u geliyaan (…)
[Horseed Media] - 14/02/2025
Puntland: Faarax Qoryood ayaa bedeley walaalkiis Mukhtaar Qoryood oo dagaalka ku geeriyoodey.
Taliska guud ee ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa gaashaanle Sare Faarax Axmed Faarax (Qoryood) u magacaabay…
[Horseed Media] - 16/02/2025
The U.S is concerned about the rising costs of the war against Al-Shabab
WASHINGTON (SD) – The U.S. Senate Foreign Relations Committee has warned about the rising costs of the war against (…)
[Somali Dispatch] - 14/02/2025