Premier Bank oo si rasmi ah ugu dhawaaqay adeegga cusub ee ATM lacag dhigasho

[Jowhar - Somalia] - 23/08/2024
Aug 23(Jowhar)-Premier Bank ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay adeegga cusub ee ATM Lacag Dhigasho (Cash Deposit), iyadoo Adeeggan cusub uu u suurto gelinayo macaamiisha inay si xorriyad ah oo fudud hadana ammaan ah ay ugu shuban karaan lacagahooda koonta- dooda bangiga waqti kasta oo ay doortaan, (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Saldhigyadii Daacish ee Cal-miskaad oo duqaymo lala beegsaday.
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqaymo diyaaradeed oo shalay ilaa xalay lala beegsaday saldhigyadii…
[Horseed Media] - 22/02/2025
Puntland oo ka hadashay duqeymo culus oo galabta ilaa Caawa ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari
Duqeymo kala duwan ayaa sida dowladda Puntland xaqiijisay galabta ilaa Caawa ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka (…)
[Puntland Post] - 16/02/2025
Xildhibaan Sanyare,”Daacish oo tuulooyin ka arrimin jirey godad ayaa lagu ururiyey”.
Xildhibaan Cabdiladiif Muuse Nuur Yare, oo deegaan doorashadiisu tahay Puntland gaar ahaan gobolka Mudug ayaa ka…
[Horseed Media] - 15/02/2025
Puntland Forces Clear ISIS Tunnels in Calmiskaad
Boosaaso (PP News Desk) — Puntland Defence Forces in the Calmiskeed mountain range yesterday cleared hideouts that (…)
[Puntland Post] - 19/02/2025
Himilo Qaran Accuses the Somali Government of Tax Mismanagement
Mogadishu (PP News Desk) — Himilo Qaran, a political party led by former Somali President Sharif Sheikh Ahmed, today (…)
[Puntland Post] - 15/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |