Dowlada Federalka iyo Maamulka Somaliland oo ka dhex bilowday dagaal dhinaca magaca ah

[Jowhar - Somalia] - 24/08/2024
Aug 24(Jowhar)-Qaar kamid ah Wasaaradaha dowlada federalka Soomaaliya ayaa bilaabay inay ka hor istaagaan shirkadaha shisheeye iyo kuwa maxaliga ah isticmaalka magaca Somaliland. Hay’ada Duulista Hawada ayaa dhawaan ku amartay shirkadaha diyaaradaha Fly Dubai iyo Ethiopian Airlines inaysan (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Puntland: Faarax Qoryood ayaa bedeley walaalkiis Mukhtaar Qoryood oo dagaalka ku geeriyoodey.
Taliska guud ee ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa gaashaanle Sare Faarax Axmed Faarax (Qoryood) u magacaabay…
[Horseed Media] - 16/02/2025
Dagaalka lagula jiro Daacish ka qayb qaadashadiisa Soomaali oo dhan buu waajib ku yahay!
Dagaalka buuraha ka socda ee Puntland ay ku qaadday Daacish wax weyn buu ka tarayaa ammaanka Puntland iyo guud (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025
Ciidamada Puntland oo dalbaday in laga ururiyo meydadka Daacish oo goob kasta daadsan
Saraakiisha Ciidamada difaaca Puntland ee ku sugan furimaha dagaalka Calmiskaad ayaa ka dalbaday hay’adaha dowladda (…)
[Puntland Post] - 18/02/2025
Dagaalamayaal katirsan Daacish oo lagu diley duqayn ka dhacday Sheebaab.
Diyaaradaha dagaalka ee saaxiibada Soomaaliya ayaa weli sii wada duqaymaha lala beegsanayo deegaamada ay buuraleeyda (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025
Somalia: Puntland Security Forces Arrested 7 People Suspected Of ISIS
The security forces of Puntland carried out a large-scale operation on Thursday night and arrested at least 7 people (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |