Israel oo duqeymo culus la beegsatay saldhigyo ay leedahay Xisbullah

[Jowhar - Somalia] - 25/08/2024
Aug 25(Jowhar)-Israa’iil ayaa duqeymo cirka ah ka fulisay koonfurta Lubnaan subaxnimadii hore ee Saaka, taasoo ay ku sheegtay ‘weerar qorshaysan’ oo ay ku qaadday Xisbullah. Xusbullah ayaa ku jawaabtay in ay soo rideen boqollaal gantaallo ah iyo diyaarado aan duuliye lahayn si ay ugu aargudaan (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

President Hassan, PM Abiy Ahmed of Ethiopia discuss various matters
President Hassan Sheikh Mahmoud holds a discussion with Prime Minister Abiy Ahmed of Ethiopia on the sidelines of (…)
[Horseed Media] - 16/02/2025
Pentagon-ka ayaa shaaca ka qaaday in la dilay hogaamiyihii caanka ahaa ee Hay’adda Ilaalada Diinta ee dalka Suuriya
Taliska dhexe ee Mareykanka (CENTCOM) ayaa ku dhawaaqay fulinta duqeyn sax ah oo ka dhacday waqooyi-galbeed ee (…)
[Horseed Media] - 17/02/2025
Puntland oo fasaxday Isticmaalka Lacagta $50 Dollar oo aan mudda 4 sano ah laga adeegsan degaannada Puntland
Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa dib u fasaxday isticmaalka Lacagta $50 Dollar ah oo in ka badan (…)
[Puntland Post] - 19/02/2025
Puntland oo mamnoocday ka ganacsiga xaabada.
Qoraal ka soo baxay wasaaradda deegaanka, beeraha iyo isbedelka Cimilada dowladda Puntland ayaa si rasmi ah…
[Horseed Media] - 17/02/2025
Puntland oo balanqaad u samaysay carruurta ku agoomooba difaaca dalka.
Wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska xukuumadda Puntland ayaa balan qaad u samaysay agoomaha ay ka geeriyoodeen…
[Horseed Media] - 22/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |