Madaxweyne Xasan oo shaaciyay isbedelka uu la imanayo mudada uga harsan talada dalka
[Jowhar - Somalia] - 25/08/2024
Aug 25(Jowhar)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenimadii Sabtida meel fagaare ah ka sheegay in labada sano ee soo soctaa ay ka wanaagsanaan doonaan, labadii sano ee u dhammaatay dawladdiisa. “Labada sano ee soo socotaa waa ka duwanaan doonaan, labadii sano ee la soo (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Ciidamada Puntland oo dalbaday in laga ururiyo meydadka Daacish oo goob kasta daadsan
Saraakiisha Ciidamada difaaca Puntland ee ku sugan furimaha dagaalka Calmiskaad ayaa ka dalbaday hay’adaha dowladda (…)
[Puntland Post] - 18/02/2025
Türkiye hosts 1st round of Somalia-Ethiopia technical talks
Türkiye hosted the first round of technical negotiations between Somalia and Ethiopia as part of the Ankara Process.
[Horseed Media] - 18/02/2025
Lamaane British ah oo lagu xiray Iran ayaa lagu eedeeyay basaasnimo
Craig iyo Lindsay Foreman oo British ah oo lagu xiray Iran ayaa lagu eedeeyay basaasnimo.
[Horseed Media] - 18/02/2025
Cabdiraxmaan Cirro oo sheegay inuu Somaliland u soo bandhigay caalamka.
Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo Hargeysa dib ugu soo laabtay ayaa ka (…)
[Horseed Media] - 16/02/2025
Saldhigyadii Daacish ee Cal-miskaad oo duqaymo lala beegsaday.
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqaymo diyaaradeed oo shalay ilaa xalay lala beegsaday saldhigyadii…
[Horseed Media] - 22/02/2025