Shabaab oo qaraxyo ku guubay suuqyadii waaweynaa ee Ceelasha Biyaha

[Jowhar - Somalia] - 25/08/2024
Aug 25(Jowhar)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qaraxyo xooggan oo xalay lala beegsaday suuqyadii ugu weynaa deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Suuqyqda la qarxiyay oo lagu magacaabo Safa iyo Marwa ayaa iyaga oo dhan bas beelay, iyadoo (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Wasiirk Arrimaha Dibadda Jabuuti oo ku guuleystay Guddoomiyaha Midowga Afrika
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyaha Midowga (…)
[Puntland Post] - 15/02/2025
Ciidamada Ammaanka Puntland oo hawlgal ay ka sameeyeen Boosaaso ku qabtay xubno horay loo raadinayay
Ciidamada Ammaanka Puntland oo xalay hawlgal ka sameeyay magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay 7 qof, oo ay ku (…)
[Puntland Post] - 14/02/2025
Dagaallamayaasha Daacish oo firxad bilaabay kaddib dagaalkii u danbeeyay ee buuraha Calmiskaad
Dagaallamayaasha Argagixisada Daacish ee ku dhuumanaya buuraha Calmiskaad ayaa sida wararku sheegayaan firxad (…)
[Puntland Post] - 15/02/2025
Taliska Ciidamada Puntland oo faahfaahin ka bixiyay duqeyn caawa ka dhacday Calmiskaad
Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo qoraal kooban soo saaray ayaa faahfaahin ka bixiyay duqeyn xooggan oo (…)
[Puntland Post] - 18/02/2025
Dowladda Puntland oo ka deyrisay Saadaasha Roobabka gu’-ga ee Sannadkan 2025
Sida ay Puntland sheegtay Saadaasha roobka ee xilliga Gu’-ga ee sannadkan 2025 waxaa la filayaa in uu noqodo mid (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |