Maxkamada Gobolka Banaadir oo amar ka soo saartay Shirkadda Blue Sky Energy
[Jowhar - Somalia] - 26/08/2024
Aug 26 (Jowhar)-Maxkamada gobolka Banaadir qeybta Madaniga ayaa qoraal ka soo baxay maanta waxa ay ku amartay Maamulka shirkadda Blue Sky Energy inaan wax isbedel ah lagu sameyn karin shirkadda. Garsooraha go’aankan gaaray ayaa qoraalka uu soo saaray ku sheegay in uu tixgeliyay codsiga uu (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo dhagax-dhigay laamiga Cawsane iyo Hadaaftimo
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay wajiga labaad (…)
[Puntland Post] - 18/02/2025
Ciidamada difaaca Puntland oo maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Argagixisada Daacish ee Gaatir-oodan
Cutubyo aad u qalabaysan oo ka tirsan ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa maanta si buuxda ula wareegay (…)
[Puntland Post] - 23/02/2025
Ciidamada Puntland oo raadadkii duqaymaha ugu tegey Curaar oo ay maanta qabsadeen.
Ciidamada difaaca dowladda Puntland ee dagaalka kula jira kooxda Daacish ayaa la wareegey fariisimo muhiim ah…
[Horseed Media] - 23/02/2025
Dagaalamayaal katirsan Daacish oo lagu diley duqayn ka dhacday Sheebaab.
Diyaaradaha dagaalka ee saaxiibada Soomaaliya ayaa weli sii wada duqaymaha lala beegsanayo deegaamada ay buuraleeyda (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025
Puntland: Saadaasha xaddiga roobka gu’ga ayaa aad u hoosaysa.
Xarunta kaydisa xogta dhulka ayaa saadaal ay ka soo saartay ku sheegtay suurtagalnimada inuu yaryahay xaddiga…
[Horseed Media] - 17/02/2025