Maxkamadda Ciidamadda oo go’aan kasoo saartay Dil ka dhashay Haweeney mareysay Bar Hubin ah

[Jowhar - Somalia] - 28/08/2024
Aug 28(Jowhar)-Maxkamadda Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go’aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi “ Madaxeey” iyo Dable Bol. Cadnaan Muuse Maxamed oo ka wada howlgalayay bar lagu hubiyo gaadiidka oo ku taalla isgoyska Taleex ee degmadda Hodan, kuwaasi oo ku eedeysan dil ka (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Canada: Shil diyaaradeed oo ay ku dhaawacmeen 18 qof
Diyaarad rakaab ah ayaa ku burburtay Toronto, iyadoo 80-ka qof ee rakaabka ahaa ay si dirqi ah uga badbaadeen masiibada.
[Horseed Media] - 18/02/2025
Khuburadii arrimaha ciidamada Puntland oo gaarey Cal-miskaad.
Saraakiil sare oo xagga amniga ah, khibradna u leh arrimaha ciidanka, oo ay ka mid yihiin…
[Horseed Media] - 15/02/2025
Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland
Laascanood (Faallo) — Dhowaan Garaad Jaamac Garaad Ismaciil wuxuu sheegay in wadahadallo uu abaabulay Madaxweynaha (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
Dowladda Puntland oo ka deyrisay Saadaasha Roobabka gu’-ga ee Sannadkan 2025
Sida ay Puntland sheegtay Saadaasha roobka ee xilliga Gu’-ga ee sannadkan 2025 waxaa la filayaa in uu noqodo mid (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025
Kenya oo u kala dabqaadaysa Villa Somalia iyo Axmed Madoobe.
Siyaasi Aadan Barre Ducaale oo xilal kala duwan ka soo qabtay Kenya ayaa ka hadlay xiriirka…
[Horseed Media] - 17/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |