Israel oo dagaal culus oo ka dhacay Gaza kusoo badbaadisay mid kamid ah laheystayaasheeda
[Jowhar - Somalia] - 28/08/2024
Aug 28(Jowhar)-Falastiiniyiinta hadba dhinac ugu barakacayo Marinka Gaza ayaa isugu tagay dhinaca xeebta, xilli ay ciidamada Isra’ul sii wadaan dagaalka iyo duqeymaha Gaza gaar ahaan qeybaha koofurta iyo bartamaha oo ay Talaadadii shalay kula dagaallameen dagaalyahannada Xamaas. Israel ayaa (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Puntland ku ammaanay dagaalka Daacish.
Buuraha laga hadlayo beryahaan ee ku yaalla Puntland, beera yabaal, Bay ilaa gobolka Gedo meel aan askari (…)
[Horseed Media] - 17/02/2025
Puntland oo ka digtey in colaadaha miyiga loo soo raro Gaalkacyo.
Xukuumadda Puntland ayaa uga digtey beelaha ood-wadaagga ah ee dirirtu ku dhexmarayso Galbeedka gobolka Mudug in…
[Horseed Media] - 20/02/2025
Puntland: Mareykanka oo xalay duqeyn culus ku beegsaday talis weyn oo Argagixisada ISIS ku lahayd buuraha Calmiskaad
Duqeyn culus oo ay xalay dowladda Mareykanka ka fulisay silsiladda Golis, gaar ahaanna buuraha Cal-miskaad ayaa lagu (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
Xarun quraanka lagu barayo Agoonta Booliska Soomaaliyeed oo Muqdisho laga dhagax dhigay.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa dhagax-dhigay Dhismaha Dugsiga (…)
[Horseed Media] - 18/02/2025
Puntland oo mamnoocday ka ganacsiga xaabada.
Qoraal ka soo baxay wasaaradda deegaanka, beeraha iyo isbedelka Cimilada dowladda Puntland ayaa si rasmi ah…
[Horseed Media] - 17/02/2025