Gobalka Banaadir oo ka digay dadka ka ganacsiga Maandooriyaha
[Jowhar - Somalia] - 30/08/2024
Aug 30 (Jowhar)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Madaale ayaa kormeeray howlgal ay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed kusoo bandhigeen Maandooriyaal halis ku ah bulshada Caasimadda, kaas oo lagu gubay duleedka degmada Kaaraan. Goobta lagu soo bandhigayay (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Dowladda Puntland oo digniin amni ka soo saartay dhaq dhaqaaqa firxadka Argagixisada Daacish
Dowladda Puntland oo xalay soo saartay digniin amni ayaa dhammaan dadweynaha ugu baaqday in ay taxaddar dheeri ah ka (…)
[Puntland Post] - 23/02/2025
Puntland oo qabatay shabakad ku hawlanayd dhoofinta Geed-quwaaxa.
Wasaaradda deegaanka Puntland ayaa shaaca ka qaadday in iyadoo kaashanaysa hay’adaha ammaanka ay qabatay koox Soomaali…
[Horseed Media] - 20/02/2025
Somalia remains the top of the list of the most corrupt countries in the world
MOGADISHU (SD) – Somalia remains at the top of the list of the most corrupt countries in the world, according to the (…)
[Somali Dispatch] - 15/02/2025
Saddex nin oo Israa’iili ah oo la haystay oo la sii daayay iyadoo lagu beddelay 369 maxaabiis falastiiniyiin ah
Saddex nin oo Israa’iiliyiin ah ayaa la sii daayay subaxnimadii hore ee Sabtidii, taasoo qayb ka ahayd heshiiskii (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Puntland ku ammaanay dagaalka Daacish.
Buuraha laga hadlayo beryahaan ee ku yaalla Puntland, beera yabaal, Bay ilaa gobolka Gedo meel aan askari (…)
[Horseed Media] - 17/02/2025