Liibiya oo burburisay shabakad dadka tabriibin jirtay
[Jowhar - Somalia] - 1er/09/2024
Sep 01 (Jowhar) Dowladda Liibiya ayaa sheegtay Sabtidi in ay burburisay shabakad dadka tahriibisa oo ka dhisneyd dhinaca Koonfur-galbeed ee dalkaas, iyada oo la xiray xubno ka tirsan kooxdaas sida uu bayaan uu soo dhigay bogga Facebook ku sheegay, xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Liibiya. (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Somalia’s Electoral Commission will investigate the obstruction of political organizations’ meetings
MOGADISHU (SD) – The National Independent Electoral Commission reported receiving complaints from some political (…)
[Somali Dispatch] - 14/02/2025
Puntland iyo UNHCR oo ka wada hadlay qulqulka ajaanibta Itoobiyaanka.
Mas’uuliyiinta wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa qaabilay wefdi uu hogaaminayey ku xigeenka Madaxa hay’adda (…)
[Horseed Media] - 20/02/2025
Puntland oo shaacisay in xalay duqeyn lagu gubay warshadii qaraxyada u samayn jirtay Argagixisada Daacish
Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo bayaan soo saaray ayaa shaaciyay duqeyn xalay ka dhacday degaanka Sheebaab ee (…)
[Puntland Post] - 15/02/2025
Puntland: Faarax Qoryood ayaa bedeley walaalkiis Mukhtaar Qoryood oo dagaalka ku geeriyoodey.
Taliska guud ee ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa gaashaanle Sare Faarax Axmed Faarax (Qoryood) u magacaabay…
[Horseed Media] - 16/02/2025
Puntland oo qabatay xubno Daacish u qaabilsanaa ururinta lacagaha & dhigista miinooyinka.
Laamaha ammaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay xubno sar sare oo kooxda Daacish u qaabilsanaa dhigidda…
[Horseed Media] - 18/02/2025