Shirkii golaha wasiirada oo looga hadlay damaca Itoobiya iyo dagaalka Shabaab
[Jowhar - Somalia] - 5/09/2024
Sep 05 (Jowhar) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay ilaalinta madax-bannaanida, wadajirka ummadda Soomaaliyeed, amniga iyo la dagaallanka kooxaha Khawaarijta ah. Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland: Mareykanka oo xalay duqeyn culus ku beegsaday talis weyn oo Argagixisada ISIS ku lahayd buuraha Calmiskaad
Duqeyn culus oo ay xalay dowladda Mareykanka ka fulisay silsiladda Golis, gaar ahaanna buuraha Cal-miskaad ayaa lagu (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
Ciidamada Puntland oo dalbaday in laga maareeyo meydadka Daacish.
Saraakiisha ciidamada difaaca dowladda Puntland ee ku sugan furimaha dagaalka buuraleeyda Cal-miskaad ayaa ka (…)
[Horseed Media] - 18/02/2025
Saddex nin oo Israa’iili ah oo la haystay oo la sii daayay iyadoo lagu beddelay 369 maxaabiis falastiiniyiin ah
Saddex nin oo Israa’iiliyiin ah ayaa la sii daayay subaxnimadii hore ee Sabtidii, taasoo qayb ka ahayd heshiiskii (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025
Cabdiraxmaan Cirro oo sheegay inuu Somaliland u soo bandhigay caalamka.
Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo Hargeysa dib ugu soo laabtay ayaa ka (…)
[Horseed Media] - 16/02/2025
Booliska Somalia oo diyaar garaw ugu jira sugidda amniga doorashooyinka.
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa caawa shir guddoomiyey kulanka (…)
[Horseed Media] - 14/02/2025