Ugu yaraan 17 arday ayaa ku dhintay dab ka kacay iskuul ku yaalla dalka Kenya
[Jowhar - Somalia] - 6/09/2024
Sep 05 (Jowhar)-Ugu yaraan 17 arday ah ayaa ku dhintay halka 13 kalena ay soo gaareen dhaawacyo halis ah kadib markii uu dab ka kacay qeyb ka mid ah iskuulada jiifka ee bartamaha Kenya, sida ay booliisku sheegeen. Tirada dhimashada ayaa laga yaabaa inay kororto, booliska ayaa ka digay (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Khuburadii arrimaha ciidamada Puntland oo gaarey Cal-miskaad.
Saraakiil sare oo xagga amniga ah, khibradna u leh arrimaha ciidanka, oo ay ka mid yihiin…
[Horseed Media] - 15/02/2025
Puntland oo si adag uga digtay in colaad beeleedda miyiga gobolka Mudug loo soo raro Gaalkacyo
Dowladda Puntland ayaa soo saartay digniin adag oo ku saabsan in aysan magaalada Gaalkacyo soo gelin ama loo soo (…)
[Puntland Post] - 20/02/2025
Puntland: Waa halkee godka CASCASO ee maanta Mareykanku burburiyay?
Duqeyn aad u xoog badan oo degaanno fog laga maqlay ayaa maanta lagu guraacay godka weyn ee CASCASO oo ku… Sii akhri (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Adis-ababa oo uu ka (…)
[Horseed Media] - 16/02/2025
Dagaalka lagula jiro Daacish ka qayb qaadashadiisa Soomaali oo dhan buu waajib ku yahay!
Dagaalka buuraha ka socda ee Puntland ay ku qaadday Daacish wax weyn buu ka tarayaa ammaanka Puntland iyo guud (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025