Maxkamadda Ciidamadda oo xukuno dil iyo xabsi ah ku riday askar loo heysto dilka qof shacab ah

[Jowhar - Somalia] - 8/09/2024
Sep 08 (Jowhar) Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go’aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi “ Madaxeey” iyo Dable Bol. Cadnaan Muuse Maxamed oo ka wada howlgalayay bar lagu hubiyo gaadiidka oo ku taalla isgoyska Taleex ee degmadda Hodan. Waxaana lagu eedeeyey (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Sudan: Boqolaal qof oo lagu dilay weerar RSF
Qaar badan ayaa lagu dilay markii ciidamada RSF ay weerar ku qaadeen tuulooyin ka tirsan gobolka Niil Cad. Gobolkaas (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025
Booliska Puntland oo qabtay shakhsiyaad si sharci-darro ah u waday dhir geed Quwaax ah
Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal oo xalay hawlgal ka sameeyay magaalada Garoowe ayaa gacanta ku dhigay shakhsiyaad (…)
[Puntland Post] - 20/02/2025
Daacishta Cal-miskaad oo lagu qaaday weeraro cir iyo dhul ah.
Ciidamada Puntland iyo saaxiibada ka taageera dagaalka lagula jiro kooxaha nabaddiidka ayaa maanta jab xooggan (…)
[Horseed Media] - 20/02/2025
Madaxweyne Deni oo gebi ahaanba Puntland ka mamnuucay Ajaanibta Sharci la’aanta ah
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne ku soo saaray in la joojiyey (…)
[Puntland Post] - 19/02/2025
Dowladda Puntland oo digniin amni ka soo saartay dhaq dhaqaaqa firxadka Argagixisada Daacish
Dowladda Puntland oo xalay soo saartay digniin amni ayaa dhammaan dadweynaha ugu baaqday in ay taxaddar dheeri ah ka (…)
[Puntland Post] - 23/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |