Kudhowaad 20 Soomaali ah oo xaalad adag ku wajahaya xabsi ku yaala dalka Togo
[Jowhar - Somalia] - 9/09/2024
Sep 09 (Jowhar) 16 Muwaadiniin Soomaali ah ayaa lagu soo warramayaa in xaalad adag ay ku wajahayaan xabsi ku yaala dalka Togo ee Galbeedka qaarada Afrika. Muwaadiniintan ayaa laga qabtay xadka dalkaasi Togo uu la wadaago Burkina Faso, waxaana jirdil culus loogu geustay xabsiga, taasoo keentay (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland oo sheegtay in Daacish ku ururtay dhul kayar 15KM.
Xukuumadda Puntland ayaa ka hadashay masaafada dhuleed ee Kooxda Daacish xilligaan kaga sugan tahay buuraleeyda (…)
[Horseed Media] - 16/02/2025
Xamaas oo maydadka 4 lahaystayaal ah ku wareejinaysa Israel
Kooxda Xamaas ayaa la filayaa inay dib u soo celiso maydadka afar qof oo Israa’iili ah oo la haystayaal ah, oo ay ku (…)
[Horseed Media] - 20/02/2025
Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed Rasmi ah ka soo saartay dagaalkii maanta ka dhacay buuraha Calmiskaad
Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgalkii maanta ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari (…)
[Puntland Post] - 20/02/2025
Puntland oo balanqaad u samaysay carruurta ku agoomooba difaaca dalka.
Wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska xukuumadda Puntland ayaa balan qaad u samaysay agoomaha ay ka geeriyoodeen…
[Horseed Media] - 22/02/2025
Trump ayaa shaqada ka eryay taliyihii ciidamada General Charles Brown
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa fiidnimadii Jimcaha ku dhawaaqay xil ka qaadis lagu sameeyay taliyihii (…)
[Horseed Media] - 22/02/2025