Doon ay saarnaayeen Muhaajiriin oo ku degtey xeebaha dalka Senegal
[Jowhar - Somalia] - 10/09/2024
Sep 10 (Jowhar) Ugu yaraan 26 qof ayaa ku geeriyootay kadib markii dooni ay la socdeen dad tahriibayaal ah ay ku degtay xeebaha dalka Senegal. Mas’uuliyiinta dalka Senegal ayaa sheegay in in ka badan 100 qof ay saarnaayeen doonida kalluumeysiga ee alwaax ka sameysan, markii ay degtay meel 4km (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Ciidamada Puntland oo qabsaday Saldhiggii Daacish ee Daray-Madoobe.
Ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa maanta gaaray aagag cusub oo ay ku sugnaayeen argagixisada Daacish, oo…
[Horseed Media] - 22/02/2025
Puntland oo amartay qabashada lacagta $50.
Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland waxaa ka dhacay kulan lagu dhaqan gelinayo go’aanka Bankiga dowladda Puntland…
[Horseed Media] - 19/02/2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Adis-ababa oo uu ka (…)
[Horseed Media] - 16/02/2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo taageero u balanqaaday Puntland.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeedinayey furitaanka kulanka (…)
[Horseed Media] - 22/02/2025
Dowladda Puntland oo digniin amni ka soo saartay dhaq dhaqaaqa firxadka Argagixisada Daacish
Dowladda Puntland oo xalay soo saartay digniin amni ayaa dhammaan dadweynaha ugu baaqday in ay taxaddar dheeri ah ka (…)
[Puntland Post] - 23/02/2025