Lafta-Gareen iyo Xamze oo kulamo uga socdo magaalada Baydhabo

[Jowhar - Somalia] - 11/09/2024
Sep 11 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo qeybaha kala (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Nabadoonada gobolka Nugaal oo dalbaday in laga wada qayb qaato dagaalka Cal-miskaad.
Qaar kamid ah waxgaradka gobolka Nugaal oo kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay dagaalka…
[Horseed Media] - 15/02/2025
Puntland iyo UNHCR oo ka wada hadlay qulqulka ajaanibta Itoobiyaanka.
Mas’uuliyiinta wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa qaabilay wefdi uu hogaaminayey ku xigeenka Madaxa hay’adda (…)
[Horseed Media] - 20/02/2025
Dagaallamayaasha Daacish oo firxad bilaabay kaddib dagaalkii u danbeeyay ee buuraha Calmiskaad
Dagaallamayaasha Argagixisada Daacish ee ku dhuumanaya buuraha Calmiskaad ayaa sida wararku sheegayaan firxad (…)
[Puntland Post] - 15/02/2025
Ciidamada difaaca Puntland oo maanta kooxda Daacish ka saaray degaannada Qurac iyo Damdamle
Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo maanta hawlgal ka sameeyay buuraha Calmiskaad ayaa gebi ahaanba Argagixisada (…)
[Puntland Post] - 20/02/2025
Puntland iyo Qunsuliyadda Itoobiya ee Garoowe oo ka wada-hadlay xaaladda Soogalootiga Itoobiyaanka ah
Puntland iyo qunsuliyadda Itoobiya ayaa ka wada-hadlay xaaladda soo galootigga iyo qaxootigga Itoobiyaanka ah ee ku (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |