Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kala hadlay Odayaasha Dhaqanka xiisada DFS iyo K/ Galbeed

[Jowhar - Somalia] - 12/09/2024
Sep 12 (Jowhar)Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Baydhabo odayaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed, kaas oo looga hadlay doorka ay dhaqanku ka qaateen dowlad-dhisidda Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Dagaalka lagula jiro Daacish ka qayb qaadashadiisa Soomaali oo dhan buu waajib ku yahay!
Dagaalka buuraha ka socda ee Puntland ay ku qaadday Daacish wax weyn buu ka tarayaa ammaanka Puntland iyo guud (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025
Uganda oo ciidamo geysay DR Congo si ay isaga caabiyaan maleeshiyaadka
Gelitaanka ciidamada Uganda ayaa imaanaya iyadoo ciidamada Congo ay caqabad weyn kala kulmayaan kooxaha fallaagada (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025
Madaxweyne Deni oo qaabiley wefdi ka socday Galmudug oo garab istaag u muujiyay ciidamada Puntland
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabiley wefdiga ka socday Galmudug, (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025
Madaxweyne Deni oo amray in la joojiyo ajaaniibta sharci darrada ku imanaya Puntland.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne kusoo saaray in la joojiyey (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025
Xubnihii ugu badnaa ee dakhli ururinta u qaabilsanaa kooxda ISIS oo Boosaaso lagu qabtay
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari G/sare, Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo ka warbixiyay Hawlgallada Amni ee ka socda (…)
[Puntland Post] - 18/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |