Ra’iisul Wasaare Xamsa oo di ugu soo laabtay Muqdisho
[Jowhar - Somalia] - 13/09/2024
Sep 13 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta dib ugu soo laabtay Muqdisho. Xamsa Cabdi Barre ayaa intii uu ku sugnaa magaalada Baydhabo waxa uu kulamo la yeeshay Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofurgalbeed Cabdicasiis (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland oo balanqaad u samaysay carruurta ku agoomooba difaaca dalka.
Wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska xukuumadda Puntland ayaa balan qaad u samaysay agoomaha ay ka geeriyoodeen…
[Horseed Media] - 22/02/2025
Kenya oo u kala dabqaadaysa Villa Somalia iyo Axmed Madoobe.
Siyaasi Aadan Barre Ducaale oo xilal kala duwan ka soo qabtay Kenya ayaa ka hadlay xiriirka…
[Horseed Media] - 17/02/2025
Puntland oo ka digtey in colaadaha miyiga loo soo raro Gaalkacyo.
Xukuumadda Puntland ayaa uga digtey beelaha ood-wadaagga ah ee dirirtu ku dhexmarayso Galbeedka gobolka Mudug in…
[Horseed Media] - 20/02/2025
DFS oo ka hadashay duqaymo lala beegsaday kooxda Daacish.
Hawlgal duqeymo ah oo ay iska kaashadeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa…
[Horseed Media] - 23/02/2025
Somali officials: US airstrike against Islamic State kills 16 militants
WASHINGTON — U.S. airstrikes killed 16 militants affiliated with the Islamic State terrorist group in northern (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025