Donald Trump oo mar kale ka badbaaday isku day dil ahaa

[Jowhar - Somalia] - 16/09/2024
Sep 15 (Jowhar) Hey’adda FBI-da Mareykanka ayaa sheegtay in ay billowday baaritaan ku aadan isku day kale oo lagu dili rabay oo shalay galab lala beegsaday madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump. Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in nin 58 jir ah oo lagu magacaabo Ryan Wesley Routh, (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Dowladda Maraykanka oo Ugu Baaqday Ruwaanda Inay Dhowrto Qarannimada Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay cunnoqabatayn ku soo rogayso shaqsiyaadka ka tirsan jabhadda M23. Farriin ka (…)
[Puntland Post] - 21/02/2025
U.S. Embassy in Mogadishu condemns ISIS attack on Puntland Defense Forces
MOGADISHU (SD) – The U.S. government issued a brief statement strongly condemning last Tuesday’s ISIS attack on (…)
[Somali Dispatch] - 17/02/2025
Dagaalka lagula jiro Daacish ka qayb qaadashadiisa Soomaali oo dhan buu waajib ku yahay!
Dagaalka buuraha ka socda ee Puntland ay ku qaadday Daacish wax weyn buu ka tarayaa ammaanka Puntland iyo guud (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025
Trump ayaa shaqada ka eryay taliyihii ciidamada General Charles Brown
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa fiidnimadii Jimcaha ku dhawaaqay xil ka qaadis lagu sameeyay taliyihii (…)
[Horseed Media] - 22/02/2025
Ciidamada Puntland oo dalbaday in laga maareeyo meydadka Daacish.
Saraakiisha ciidamada difaaca dowladda Puntland ee ku sugan furimaha dagaalka buuraleeyda Cal-miskaad ayaa ka (…)
[Horseed Media] - 18/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |