Madaxweyne Xasan oo Xoghayaha guud ee IGAD wadahadal kula yeeshay madaxtooyada

[Jowhar - Somalia] - 16/09/2024
Sep 16 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xoghayaha guud ee Urur Goboleedka IGAD, Workneh Gebeyehu oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka wada shaqeyn ee Soomaaliya iyo IGAD, xasilloonida Gobolka (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Milatariga Mareykanka oo warbixin ka soo saaray duqeyn uu xalay Daacish kula beegsaday buuraha Calmiskaad ee Puntland
Dowladda Mareykanka oo warbixin soo saartay ayaa saaka oo Isniin ah ku dhawaaqday in ay duqeymo lagu beegsaday (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025
Saddex nin oo Israa’iili ah oo la haystay oo la sii daayay iyadoo lagu beddelay 369 maxaabiis falastiiniyiin ah
Saddex nin oo Israa’iiliyiin ah ayaa la sii daayay subaxnimadii hore ee Sabtidii, taasoo qayb ka ahayd heshiiskii (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025
Ciidamada difaaca Puntland oo maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Argagixisada Daacish ee Gaatir-oodan
Cutubyo aad u qalabaysan oo ka tirsan ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa maanta si buuxda ula wareegay (…)
[Puntland Post] - 23/02/2025
Ciidamada Puntland oo dalbaday in laga maareeyo meydadka Daacish.
Saraakiisha ciidamada difaaca dowladda Puntland ee ku sugan furimaha dagaalka buuraleeyda Cal-miskaad ayaa ka (…)
[Horseed Media] - 18/02/2025
Puntland oo sheegtay in ay kooxda Daacish buuraha Calmiskaad kaga saarayso mudda 10 cisho ah
Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo hadal ka jeediyay barnaamij xalay lagu qabtay Boosaaso ayaa (…)
[Puntland Post] - 16/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |