Israel oo kudhowaad 3000 oo ka tirsan Xisbulah ku dhaawacday dalka Lubnan

[Jowhar - Somalia] - 18/09/2024
Sep 18 (Jowhar) Wasaaradda caafimaadka Lubnan ayaa sheegtay in ugu yaraan 9 qof ay ku dhinteen in ka badan 2,800 oo kalana ku dhaawacmeen, kaddib marki ay hal mar wada qarxeen aaladda pagers-ka oo ah qalab is gaar-siineed oo lagu wada xariiro, farriimahana la isugu gudbiyo. Qalabkan ku qarxay (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Ciidamada difaaca Puntland oo maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Argagixisada Daacish ee Gaatir-oodan
Cutubyo aad u qalabaysan oo ka tirsan ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa maanta si buuxda ula wareegay (…)
[Puntland Post] - 23/02/2025
Puntland: Saadaasha xaddiga roobka gu’ga ayaa aad u hoosaysa.
Xarunta kaydisa xogta dhulka ayaa saadaal ay ka soo saartay ku sheegtay suurtagalnimada inuu yaryahay xaddiga…
[Horseed Media] - 17/02/2025
Madaxweynaha Somalia oo ka qaybgalay furitaanka meertada 38aad ee Midowga Africa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025
Xamaas oo maydadka 4 lahaystayaal ah ku wareejinaysa Israel
Kooxda Xamaas ayaa la filayaa inay dib u soo celiso maydadka afar qof oo Israa’iili ah oo la haystayaal ah, oo ay ku (…)
[Horseed Media] - 20/02/2025
Himilo Qaran Accuses the Somali Government of Tax Mismanagement
Mogadishu (PP News Desk) — Himilo Qaran, a political party led by former Somali President Sharif Sheikh Ahmed, today (…)
[Puntland Post] - 15/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |