Boqolaal ruux oo dhaawacyo ay ka soo gaareen qalabka Isgaarsiinta dalka Lubnaan
[Jowhar - Somalia] - 17/09/2024
Sep 17 (Jowhar)-Inka badan toban ruux ayaa ku dhimatay ku dhawaad 2,750 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii ay ku qarxeen qalab isgaarsiinta gacanta laga isticmaalo gudaha dalka Lubnaan. Wasiirka Caafimaadka Lubnaan Firass Abiad ayaa sheegay in in ka badan 200 oo qof ay ku sugan yihiin (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Trump ayaa shaqada ka eryay taliyihii ciidamada General Charles Brown
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa fiidnimadii Jimcaha ku dhawaaqay xil ka qaadis lagu sameeyay taliyihii (…)
[Horseed Media] - 22/02/2025
Calmiskaad: Ciidamada difaaca Puntland oo saaka dul-jooga godadkii Gaatir-oodan
Cutubyo ka tirsan Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo ku gaashaaman hubka culus ayaa saaka hawlgallo ka wada (…)
[Puntland Post] - 21/02/2025
Dowladda Puntland oo digniin amni ka soo saartay dhaq dhaqaaqa firxadka Argagixisada Daacish
Dowladda Puntland oo xalay soo saartay digniin amni ayaa dhammaan dadweynaha ugu baaqday in ay taxaddar dheeri ah ka (…)
[Puntland Post] - 23/02/2025
Madaxweyne Deni oo qaabiley wefdi ka socday Galmudug oo garab istaag u muujiyay ciidamada Puntland
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabiley wefdiga ka socday Galmudug, (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025
Cabdiraxmaan Cirro oo sheegay inuu Somaliland u soo bandhigay caalamka.
Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo Hargeysa dib ugu soo laabtay ayaa ka (…)
[Horseed Media] - 16/02/2025