Wararkii u danbeeyay khasaaraha ka dhashay diyaarad Helicopter ah oo ku dhacday duleedka Muqdisho

[Jowhar - Somalia] - 19/09/2024
Sep 19 (Jowhar) Diyaarad Nooca Milatariga isticmaala ee loo yaqaano Helikabtar ayaa Gabaldhicii Maanta ku dhacday Beer u dhow Xerada ATMIS deegaanka Carbiska ee degmada Afgooye. Diyaaradan oo ka baxday magaalada Muqdisho ayaa kusii Jeeday Garoonka Mlitariga Belidoogle ee gobolka Shabellaha (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Somaliland President Appreciates UAE’s Continued Support
DUBAI (SD) – The President of the Republic of Somaliland, Abdirahman Mohamed Abdillahi Irro, has expressed his (…)
[Somali Dispatch] - 15/02/2025
Puntland oo goobaha cibaadada ka wacyigelinaysa bulshada.
Wasiirka Warfaafinta Puntland 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐂𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐃𝐢𝐫𝐢𝐫, ayaa maanta salaadda Jimce kula tukaday shacabka Muslimiinta (…)
[Horseed Media] - 14/02/2025
Xildhibaano katirsan barlamaanka Somalia 0o dawooyin gaarsiiyey Puntland.
Xildhibaano katirsan labada aqal ee barlamaanka jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa deeq daawo ah gaarsiiyey…
[Horseed Media] - 21/02/2025
Dowladda Ingiriiska oo ku biirtay Hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada ISIS ee ka socda buuraha Golis ee Puntland
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah Xafiiskiisa magaalada (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
Ciidamada Puntland oo saaka jiho horleh ka bilaabay hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada Daacish
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ayaa saaka aroornimadii hore ee saaka (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |