Madaxweyne Biden oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Amb. Daahir Carab
[Jowhar - Somalia] - 20/09/2024
Sep 20 (Jowhar) Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Mareykanka Amb. Daahir Xasan Carab. Danjire Carab ayaa sheegay, in madaxweyne Biden uu kala hadlay xiriirka labada dal, islamarkaana uu uga mahad-celiyay (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed Rasmi ah ka soo saartay dagaalkii maanta ka dhacay buuraha Calmiskaad
Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgalkii maanta ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari (…)
[Puntland Post] - 20/02/2025
Dowladda Puntland oo digniin amni ka soo saartay dhaq dhaqaaqa firxadka Argagixisada Daacish
Dowladda Puntland oo xalay soo saartay digniin amni ayaa dhammaan dadweynaha ugu baaqday in ay taxaddar dheeri ah ka (…)
[Puntland Post] - 23/02/2025
Somalia’s Electoral Commission will investigate the obstruction of political organizations’ meetings
MOGADISHU (SD) – The National Independent Electoral Commission reported receiving complaints from some political (…)
[Somali Dispatch] - 14/02/2025
Puntland oo cisbital kumeel gaadh ah ka hirgelisey Tuurmasaale.
Deegaanka Tuurmasaale ee buuraleeyda Cal-miskaad waxaa maanta laga daahfuray xarun caafimaad oo adeegyo caafimaad oo (…)
[Horseed Media] - 17/02/2025
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo dhagax-dhigay laamiga Cawsane iyo Hadaaftimo
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay wajiga labaad (…)
[Puntland Post] - 18/02/2025