Dowlada Soomaaliya oo cambaareysay hub Itoobiya ay geysay Puntland

[Jowhar - Somalia] - 20/09/2024
Sep 20 ( Jowhar)War-Saxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa loogaga hadlay Shixnad Hub ah oo laga keenay Itoobiya lana soo geliyay soomaaliya gaar ahaan Maamul-Goboleedka Puntland ee Soomaaliya. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Puntland oo sheegtay in ay kooxda Daacish buuraha Calmiskaad kaga saarayso mudda 10 cisho ah
Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo hadal ka jeediyay barnaamij xalay lagu qabtay Boosaaso ayaa (…)
[Puntland Post] - 16/02/2025
Puntland iyo Qunsuliyadda Itoobiya ee Garoowe oo ka wada-hadlay xaaladda Soogalootiga Itoobiyaanka ah
Puntland iyo qunsuliyadda Itoobiya ayaa ka wada-hadlay xaaladda soo galootigga iyo qaxootigga Itoobiyaanka ah ee ku (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo dhagax-dhigay laamiga Cawsane iyo Hadaaftimo
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay wajiga labaad (…)
[Puntland Post] - 18/02/2025
Mareykanka: Waxaan u tacsiyeynaynaa Askartii geesiyaasha ahaa ee Puntland kaga dhintay Weerarkii Argagixisada Daacish
Dowladda Mareykanka oo bayaan kooban soo saartay ayaa si adag u cambaareysay weerarkii Talaadadii hore kooxda ISIS (…)
[Puntland Post] - 16/02/2025
The U.S is concerned about the rising costs of the war against Al-Shabab
WASHINGTON (SD) – The U.S. Senate Foreign Relations Committee has warned about the rising costs of the war against (…)
[Somali Dispatch] - 14/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |