Wasiir Bangladesh oo $500 milyan oo hanti dowladda ku takrifaray
[Jowhar - Somalia] - 21/09/2024
Sep 21 (Jowhar) Warka ku saabsan wasiir ka tirsan Bangladesh oo lacag ka badan 500 oo milyan oo dollar ku kharash gareeyay hanti qaali ah ayaa dad badan oo dalkaas ku nool ka yaabisay oo ka cadhaysiisay. Wasiirka la hadal hayo oo aan magaciisa la shaacin ayaa la sheegay in uu lacag dawladeed u (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Somaliland President returns home from historic visit from Dubai
HARGEISA (SD) – The President of the Republic of Somaliland, Mr. Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro), and the (…)
[Somali Dispatch] - 16/02/2025
Puntland oo amartay qabashada lacagta $50.
Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland waxaa ka dhacay kulan lagu dhaqan gelinayo go’aanka Bankiga dowladda Puntland…
[Horseed Media] - 19/02/2025
Pentagon-ka ayaa shaaca ka qaaday in la dilay hogaamiyihii caanka ahaa ee Hay’adda Ilaalada Diinta ee dalka Suuriya
Taliska dhexe ee Mareykanka (CENTCOM) ayaa ku dhawaaqay fulinta duqeyn sax ah oo ka dhacday waqooyi-galbeed ee (…)
[Horseed Media] - 17/02/2025
Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland
Laascanood (Faallo) — Dhowaan Garaad Jaamac Garaad Ismaciil wuxuu sheegay in wadahadallo uu abaabulay Madaxweynaha (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
Xildhibaan Sanyare,”Daacish oo tuulooyin ka arrimin jirey godad ayaa lagu ururiyey”.
Xildhibaan Cabdiladiif Muuse Nuur Yare, oo deegaan doorashadiisu tahay Puntland gaar ahaan gobolka Mudug ayaa ka…
[Horseed Media] - 15/02/2025