Xisbullah oo ka hadashay khasaaraha gantaalo ay ku duqeysay saldhigyada Israel
[Jowhar - Somalia] - 22/09/2024
Sep 22 (Jowhar) Ururka Xisbullah ee dalka Lubnan ayaa sheegay in tiro gantaallo ah ay shalay ku weerartay saldhig millatari oo ku yaalla gunta Israel, maalin kaddib marki ay duqeyn cirka ah oo ay Isra’il ku garaacday caasimadda Beyrut ay ku dishay ugu yaraan 37 qof oo uu ku jiro Ibrahim Caqiil (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Xamaas oo Israa'iil ku eedaysay inay ka caga jiidayso wada xaajoodyada nabadda.
Dhaqdhaqaaqa iska caabinta reer Falastiin ee Xamaas ayaa sheegay in Ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu uu…
[Horseed Media] - 21/02/2025
Xamaas oo maydadka 4 lahaystayaal ah ku wareejinaysa Israel
Kooxda Xamaas ayaa la filayaa inay dib u soo celiso maydadka afar qof oo Israa’iili ah oo la haystayaal ah, oo ay ku (…)
[Horseed Media] - 20/02/2025
Madaxweynaha Somalia oo ka qaybgalay furitaanka meertada 38aad ee Midowga Africa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025
Ciidamada Puntland oo la wareegey Qurac iyo damdamaale.
Ciidamada difaaca Puntland oo maalmihii la soo dhaafay kujirey sahmin iyo diyaar garaw dagaal ayaa maanta…
[Horseed Media] - 20/02/2025
Daacishta Cal-miskaad oo lagu qaaday weeraro cir iyo dhul ah.
Ciidamada Puntland iyo saaxiibada ka taageera dagaalka lagula jiro kooxaha nabaddiidka ayaa maanta jab xooggan (…)
[Horseed Media] - 20/02/2025