Masar oo muwaadiniinteeda uga digtay iney u safraan deeganada Somaliland

[Jowhar - Somalia] - 22/09/2024
Sep 22 (Jowhar) Dowladda Masar ayaa muwaadiniinteeda uga digtay iney u safraan deegaanada Somaliland, xili ay cirka sii galeyso xiisada u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhalatay heshiiska Badda ee Somaliland. Qoraal kasoo baxay safaarada Masar ee magaalada Muqdisho ayaa loogu sheegay (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Dagaallamayaasha Daacish oo firxad bilaabay kaddib dagaalkii u danbeeyay ee buuraha Calmiskaad
Dagaallamayaasha Argagixisada Daacish ee ku dhuumanaya buuraha Calmiskaad ayaa sida wararku sheegayaan firxad (…)
[Puntland Post] - 15/02/2025
Dagaalyahanada M23 ee DR Congo ayaa qabsaday garoonka diyaaradaha ee Bukavu ka hor shir madaxeedka Midowga Afrika
Madaxweynaha Congo Felix Tshisekedi ayaa u safray dalka Jarmalka si uu uga qeyb galo shirka amniga ee Munich si uu u (…)
[Horseed Media] - 14/02/2025
Puntland oo qabatay xubno Daacish u qaabilsanaa ururinta lacagaha & dhigista miinooyinka.
Laamaha ammaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay xubno sar sare oo kooxda Daacish u qaabilsanaa dhigidda…
[Horseed Media] - 18/02/2025
Puntland oo ka digtey in colaadaha miyiga loo soo raro Gaalkacyo.
Xukuumadda Puntland ayaa uga digtey beelaha ood-wadaagga ah ee dirirtu ku dhexmarayso Galbeedka gobolka Mudug in…
[Horseed Media] - 20/02/2025
EUNAVFOR Secures Release of Hijacked Yemeni Fishing Vessel Off Somalia’s Coast
European Union Naval Force (EUNAVFOR) Operation ATALANTA has secured the release of the Yemeni fishing vessel AL (…)
[Horseed Media] - 14/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |