Wasiirka Amniga oo gudoomiyay shir ku saabsan xakameynta hubka
[Jowhar - Somalia] - 22/09/2024
Sep 22 (Jowhar) Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda DFS Cabdullaahi (Fartaag), ayaa guddoomoyey shir looga hadlayay sidii ay hey’adaha amniga dalku u xakameyn lahaayeen hubka sharci darrada ah, kaas oo khatar ku ah dalka. Shirka waxaa sidoo kale looga hadlay sidii hey’adaha amniga loogu adkeyn (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Operation ATALANTA alerts of suspected piracy attack in Somalia
On 18 February, EUNAVFOR ATALANTA was informed of a suspected pirate attack on a Yemeni-flagged fishing boat off (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025
Puntland oo goobaha cibaadada ka wacyigelinaysa bulshada.
Wasiirka Warfaafinta Puntland 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐂𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐃𝐢𝐫𝐢𝐫, ayaa maanta salaadda Jimce kula tukaday shacabka Muslimiinta (…)
[Horseed Media] - 14/02/2025
Ciidamada Puntland oo raadadkii duqaymaha ugu tegey Curaar oo ay maanta qabsadeen.
Ciidamada difaaca dowladda Puntland ee dagaalka kula jira kooxda Daacish ayaa la wareegey fariisimo muhiim ah…
[Horseed Media] - 23/02/2025
Puntland oo dib u bilowday dhismaha laamiga xiriiriya Bari & Sanaag.
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Abdirisak Ahmed Said, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax…
[Horseed Media] - 19/02/2025
Saraakiisha Ciidamada Puntland oo ka warbixiyey hawlgallo ay sameeyeen.
Saraakiisha ciidamada ficaa Puntland ee ku sugan buuraleeyda Cal-miskaad ayaa faahfaahin ka bixiyey hawlgalladii ugu (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025