Dowladda Soomaaliya oo si lama-filaan ah uga hadashay hubka ay ka heshay Masar
[Jowhar - Somalia] - 23/09/2024
Sep 23 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya auaa markii u horeysay war kasoo saartay markabka Hubka badan siday ee Masar usoo dirtay, kaasoo shalay kusoo xirtay dekeda Muqdisho, dajinta hubka saaranna xalay oo dhan ay socotay. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur oo bartiisa (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Cabdiraxmaan Cirro oo sheegay inuu Somaliland u soo bandhigay caalamka.
Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo Hargeysa dib ugu soo laabtay ayaa ka (…)
[Horseed Media] - 16/02/2025
Dagaallamayaasha Daacish oo firxad bilaabay kaddib dagaalkii u danbeeyay ee buuraha Calmiskaad
Dagaallamayaasha Argagixisada Daacish ee ku dhuumanaya buuraha Calmiskaad ayaa sida wararku sheegayaan firxad (…)
[Puntland Post] - 15/02/2025
𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐛𝐞𝐝𝐝𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan gaar ah, ayaa ansixiyey (…)
[Horseed Media] - 23/02/2025
Milatariga Mareykanka oo warbixin ka soo saaray duqeyn uu xalay Daacish kula beegsaday buuraha Calmiskaad ee Puntland
Dowladda Mareykanka oo warbixin soo saartay ayaa saaka oo Isniin ah ku dhawaaqday in ay duqeymo lagu beegsaday (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025
Puntland: Faarax Qoryood ayaa bedeley walaalkiis Mukhtaar Qoryood oo dagaalka ku geeriyoodey.
Taliska guud ee ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa gaashaanle Sare Faarax Axmed Faarax (Qoryood) u magacaabay…
[Horseed Media] - 16/02/2025