Saciid Deni;”Puntland waxa ay diyaar u tahay in meel fagaare ah lagu hadlo”

[Jowhar - Somalia] - 23/09/2024
Sep 23 (Jowhar)-Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ku dhawaaqay in Puntland ay diyaar u tahay wada hadal, ayna dood adag qabto oo ay rabto in lagu falanqeeyo meel fagaare ah, garsoorayaalna ay ka noqdaan dadka Soomaaliyeed. Wuxuu xusay in haddii ay Puntland khaldan tahay (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Puntland oo ka digtey in colaadaha miyiga loo soo raro Gaalkacyo.
Xukuumadda Puntland ayaa uga digtey beelaha ood-wadaagga ah ee dirirtu ku dhexmarayso Galbeedka gobolka Mudug in…
[Horseed Media] - 20/02/2025
Soomaaliya iyo Itoobiya oo yeelanaya iskaashi lagu xoojinayo amaanka
Taliyaasha ciidanka Qaranka ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa si wadajir ah soo (…)
[Horseed Media] - 23/02/2025
Xamaas oo Israa'iil ku eedaysay inay ka caga jiidayso wada xaajoodyada nabadda.
Dhaqdhaqaaqa iska caabinta reer Falastiin ee Xamaas ayaa sheegay in Ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu uu…
[Horseed Media] - 21/02/2025
Puntland oo goobaha cibaadada ka wacyigelinaysa bulshada.
Wasiirka Warfaafinta Puntland 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐂𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐃𝐢𝐫𝐢𝐫, ayaa maanta salaadda Jimce kula tukaday shacabka Muslimiinta (…)
[Horseed Media] - 14/02/2025
Xamaas oo maydadka 4 lahaystayaal ah ku wareejinaysa Israel
Kooxda Xamaas ayaa la filayaa inay dib u soo celiso maydadka afar qof oo Israa’iili ah oo la haystayaal ah, oo ay ku (…)
[Horseed Media] - 20/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |