Madaxweyne Xasan oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirada Lix dal

[Jowhar - Somalia] - 23/09/2024
Sep 23 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danijirenimo ka guddoomay Safiirrada Lix dal, kuwaas oo Soomaaliya ay u soo magacaabeen dalalka Guinea, Ireland, Romania, Spain, Switzerland iyo Zambia. Danjireyaasha (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Booliska Puntland oo qabtay shakhsiyaad si sharci-darro ah u waday dhir geed Quwaax ah
Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal oo xalay hawlgal ka sameeyay magaalada Garoowe ayaa gacanta ku dhigay shakhsiyaad (…)
[Puntland Post] - 20/02/2025
Dagaalamayaal katirsan Daacish oo lagu diley duqayn ka dhacday Sheebaab.
Diyaaradaha dagaalka ee saaxiibada Soomaaliya ayaa weli sii wada duqaymaha lala beegsanayo deegaamada ay buuraleeyda (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025
Ciidamada difaaca Puntland oo maanta kooxda Daacish ka saaray degaannada Qurac iyo Damdamle
Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo maanta hawlgal ka sameeyay buuraha Calmiskaad ayaa gebi ahaanba Argagixisada (…)
[Puntland Post] - 20/02/2025
Puntland oo mamnoocday ka ganacsiga xaabada.
Qoraal ka soo baxay wasaaradda deegaanka, beeraha iyo isbedelka Cimilada dowladda Puntland ayaa si rasmi ah…
[Horseed Media] - 17/02/2025
Puntland oo fasaxday Isticmaalka Lacagta $50 Dollar oo aan mudda 4 sano ah laga adeegsan degaannada Puntland
Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa dib u fasaxday isticmaalka Lacagta $50 Dollar ah oo in ka badan (…)
[Puntland Post] - 19/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |