Masar oo war rasmi ah kasoo saartay hubka ay ku wareejisay dowladda Soomaaliya
[Jowhar - Somalia] - 24/09/2024
Sep 24 (Jowhar) Dawladda Masar ayaa markii u horeysay si rasmi ah uga hadashay hubka ay geysay Soomaaliya, kaasoo dajintiisa ay ka socoto dekeda weyn ee magaalada Muqdisho. Masar waxay sheegtay inuu deeq ahaa hubkan uguna talogaleen la dagaalanka Argagixisada iyo sugida Madax banaanida (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Wadahadallo farsamo oo u socda Soomaaliya iyo Ethiopia
Wajiga koowaad ee wadahadallada farsamo ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, ee ku saleysan Bayaankii Ankara ee la (…)
[Horseed Media] - 18/02/2025
Dowladda Maraykanka oo Ugu Baaqday Ruwaanda Inay Dhowrto Qarannimada Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay cunnoqabatayn ku soo rogayso shaqsiyaadka ka tirsan jabhadda M23. Farriin ka (…)
[Puntland Post] - 21/02/2025
Saldhigyadii Daacish ee Cal-miskaad oo duqaymo lala beegsaday.
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqaymo diyaaradeed oo shalay ilaa xalay lala beegsaday saldhigyadii…
[Horseed Media] - 22/02/2025
AFRICOM continues air campaign against ISIS in Somalia
The U.S. Africa Command (AFRICOM) carried out another airstrike on Sunday targeting Islamic State (ISIS) in Somalia.
[Horseed Media] - 18/02/2025
Xamaas oo Israa'iil ku eedaysay inay ka caga jiidayso wada xaajoodyada nabadda.
Dhaqdhaqaaqa iska caabinta reer Falastiin ee Xamaas ayaa sheegay in Ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu uu…
[Horseed Media] - 21/02/2025