Madaxweyne Siciid Deni oo magacaabay guddi qaabilsan Taakulaynta hawlgalka ciribtirka Argagixisada

[Puntland Post - Somalia] - 31/12/2024
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta magacaabay guddi qaabilsan Taakulaynta iyo Daryeelka dhaawacyada ee hawlgalka ciribtirka argagixisada.… Sii akhri The post Madaxweyne Siciid Deni oo magacaabay guddi qaabilsan Taakulaynta hawlgalka ciribtirka Argagixisada (…)
... Article published by "Puntland Post" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Puntland iyo UNHCR oo ka wada hadlay qulqulka ajaanibta Itoobiyaanka.
Mas’uuliyiinta wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa qaabilay wefdi uu hogaaminayey ku xigeenka Madaxa hay’adda (…)
[Horseed Media] - 20/02/2025
Milatariga Mareykanka oo warbixin ka soo saaray duqeyn uu xalay Daacish kula beegsaday buuraha Calmiskaad ee Puntland
Dowladda Mareykanka oo warbixin soo saartay ayaa saaka oo Isniin ah ku dhawaaqday in ay duqeymo lagu beegsaday (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025
Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yusuf oo ku guuleystya xilka guddoomiyaha ururka Midowga Afrika
Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yusuf ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo taageero u balanqaaday Puntland.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeedinayey furitaanka kulanka (…)
[Horseed Media] - 22/02/2025
Dagaalyahanada M23 ee DR Congo ayaa qabsaday garoonka diyaaradaha ee Bukavu ka hor shir madaxeedka Midowga Afrika
Madaxweynaha Congo Felix Tshisekedi ayaa u safray dalka Jarmalka si uu uga qeyb galo shirka amniga ee Munich si uu u (…)
[Horseed Media] - 14/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |