Taliye Odawaa oo kormeer ku maraya furimaha dagaalka Khawaarijta
[Horseed Media - Somalia] - 31/12/2024
Taliyaha ciidanka xoogga dalka S/Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeer uu ugu kuurgelayo xaaladooda ugu tagay Ciidamada xoogga dalka iyo ciidamada dadka degaanka ee ka hawlgala degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. The post Taliye Odawaa oo kormeer ku maraya furimaha dagaalka Khawaarijta (…)
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland oo sheegtay in ay kooxda Daacish buuraha Calmiskaad kaga saarayso mudda 10 cisho ah
Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo hadal ka jeediyay barnaamij xalay lagu qabtay Boosaaso ayaa (…)
[Puntland Post] - 16/02/2025
Puntland oo qabatay xubno Daacish u qaabilsanaa ururinta lacagaha & dhigista miinooyinka.
Laamaha ammaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay xubno sar sare oo kooxda Daacish u qaabilsanaa dhigidda…
[Horseed Media] - 18/02/2025
Ciidamada Puntland oo la wareegey Qurac iyo damdamaale.
Ciidamada difaaca Puntland oo maalmihii la soo dhaafay kujirey sahmin iyo diyaar garaw dagaal ayaa maanta…
[Horseed Media] - 20/02/2025
Puntland oo si adag uga digtay in colaad beeleedda miyiga gobolka Mudug loo soo raro Gaalkacyo
Dowladda Puntland ayaa soo saartay digniin adag oo ku saabsan in aysan magaalada Gaalkacyo soo gelin ama loo soo (…)
[Puntland Post] - 20/02/2025
Puntland oo shaacisay in xalay duqeyn lagu gubay warshadii qaraxyada u samayn jirtay Argagixisada Daacish
Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo bayaan soo saaray ayaa shaaciyay duqeyn xalay ka dhacday degaanka Sheebaab ee (…)
[Puntland Post] - 15/02/2025