USA: Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay magaalada New Orleans weerar loo adeegsaday gaari
[Horseed Media - Somalia] - 1er/01/2025
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay 30 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari uu jiiray dad ku sugnaa xaafad caan ah oo loo dalxiis tago oo ku taal magaalada New Orleans gobalka Louisiana ee dalka Mareykanka, sida ay sheegeen maamulka magaaladaasi.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Khuburadii arrimaha ciidamada Puntland oo gaarey Cal-miskaad.
Saraakiil sare oo xagga amniga ah, khibradna u leh arrimaha ciidanka, oo ay ka mid yihiin…
[Horseed Media] - 15/02/2025
Puntland oo cisbital kumeel gaadh ah ka hirgelisey Tuurmasaale.
Deegaanka Tuurmasaale ee buuraleeyda Cal-miskaad waxaa maanta laga daahfuray xarun caafimaad oo adeegyo caafimaad oo (…)
[Horseed Media] - 17/02/2025
Ciidamada Puntland oo saaka jiho horleh ka bilaabay hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada Daacish
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ayaa saaka aroornimadii hore ee saaka (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
Somalia’s Electoral Commission will investigate the obstruction of political organizations’ meetings
MOGADISHU (SD) – The National Independent Electoral Commission reported receiving complaints from some political (…)
[Somali Dispatch] - 14/02/2025
Golaha Ammaanka ee Israel oo ka wadahadli doona wejiga xiga ee xabbad joojinta Gaza
Israel ayaa sidoo kale wafdi u direysa Qaahira si ay ugala hadlaan sii wadida fulinta wejiga xiga ee heshiiska xabad (…)
[Horseed Media] - 18/02/2025