Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo baaq ka soo saaray colaad beeleedyada
[Horseed Media - Somalia] - 1er/01/2025
Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo kulan weyne ku qabtay xarunta Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee XFS ayaa baaq nabadeed oo ay ku mideysanyihiin kasoo saaray colaadaha ka dhacaya qeybo ka mid ah dalka. The post Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo baaq ka soo (…)
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Milatariga Mareykanka oo warbixin ka soo saaray duqeyn uu xalay Daacish kula beegsaday buuraha Calmiskaad ee Puntland
Dowladda Mareykanka oo warbixin soo saartay ayaa saaka oo Isniin ah ku dhawaaqday in ay duqeymo lagu beegsaday (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025
Pentagon-ka ayaa shaaca ka qaaday in la dilay hogaamiyihii caanka ahaa ee Hay’adda Ilaalada Diinta ee dalka Suuriya
Taliska dhexe ee Mareykanka (CENTCOM) ayaa ku dhawaaqay fulinta duqeyn sax ah oo ka dhacday waqooyi-galbeed ee (…)
[Horseed Media] - 17/02/2025
Somalia’s Electoral Commission will investigate the obstruction of political organizations’ meetings
MOGADISHU (SD) – The National Independent Electoral Commission reported receiving complaints from some political (…)
[Somali Dispatch] - 14/02/2025
Khuburadii arrimaha ciidamada Puntland oo gaarey Cal-miskaad.
Saraakiil sare oo xagga amniga ah, khibradna u leh arrimaha ciidanka, oo ay ka mid yihiin…
[Horseed Media] - 15/02/2025
Mareykanka: Waxaan u tacsiyeynaynaa Askartii geesiyaasha ahaa ee Puntland kaga dhintay Weerarkii Argagixisada Daacish
Dowladda Mareykanka oo bayaan kooban soo saartay ayaa si adag u cambaareysay weerarkii Talaadadii hore kooxda ISIS (…)
[Puntland Post] - 16/02/2025