Ruushka oo weeraray magaalada istaraatiijiga ah ee Pokrovsk

[Horseed Media - Somalia] - 4/01/2025
Ciidamada Ruushka ayaa sii wada weerarada ay ku qaadayaan meel u dhow magaalada Pokrovsk ee dalka Ukraine, iyagoo isku dayaya inay ka gudbaan dhanka koonfurta, ayna jaraan wadooyinka saadka u ah ciidamada Ukraine, sida uu sheegay militariga Ukraine Sabtidii.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Puntland: Mareykanka oo xalay duqeyn culus ku beegsaday talis weyn oo Argagixisada ISIS ku lahayd buuraha Calmiskaad
Duqeyn culus oo ay xalay dowladda Mareykanka ka fulisay silsiladda Golis, gaar ahaanna buuraha Cal-miskaad ayaa lagu (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
Puntland iyo Ingiriiska oo ka wada hadlay mashaariicda horumarinta.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Boosaaso ku qaabilay Safiirka Dowladda (…)
[Horseed Media] - 22/02/2025
Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland
Laascanood (Faallo) — Dhowaan Garaad Jaamac Garaad Ismaciil wuxuu sheegay in wadahadallo uu abaabulay Madaxweynaha (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
Puntland iyo UNHCR oo ka wada hadlay qulqulka ajaanibta Itoobiyaanka.
Mas’uuliyiinta wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa qaabilay wefdi uu hogaaminayey ku xigeenka Madaxa hay’adda (…)
[Horseed Media] - 20/02/2025
Dagaalamayaal katirsan Daacish oo lagu diley duqayn ka dhacday Sheebaab.
Diyaaradaha dagaalka ee saaxiibada Soomaaliya ayaa weli sii wada duqaymaha lala beegsanayo deegaamada ay buuraleeyda (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |