Xubno ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay howlgal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose
[Horseed Media - Somalia] - 5/01/2025
Hawlgalkan oo ay wadajir isaga kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo Ciidamada Cirka ee Mareykanka ayaa ka dhacay deegaanka Beerxaani oo qiyaastii 35km waqooyi galbeed ka xiga magaalada Kismaayo ee xarunta ku meelgaarka ee Jubbaland.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland oo goobaha cibaadada ka wacyigelinaysa bulshada.
Wasiirka Warfaafinta Puntland 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐂𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐃𝐢𝐫𝐢𝐫, ayaa maanta salaadda Jimce kula tukaday shacabka Muslimiinta (…)
[Horseed Media] - 14/02/2025
Xamaas oo maydadka 4 lahaystayaal ah ku wareejinaysa Israel
Kooxda Xamaas ayaa la filayaa inay dib u soo celiso maydadka afar qof oo Israa’iili ah oo la haystayaal ah, oo ay ku (…)
[Horseed Media] - 20/02/2025
Puntland Bans Undocumented Foreigners from Entering Its Territory
Garowe (PP News Desk) — An executive decree issued by the Puntland Presidency states that Puntland State security (…)
[Puntland Post] - 20/02/2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Adis-ababa oo uu ka (…)
[Horseed Media] - 16/02/2025
Puntland oo si adag uga digtay in colaad beeleedda miyiga gobolka Mudug loo soo raro Gaalkacyo
Dowladda Puntland ayaa soo saartay digniin adag oo ku saabsan in aysan magaalada Gaalkacyo soo gelin ama loo soo (…)
[Puntland Post] - 20/02/2025