Ra’iisul Wasaaraha Canada ayaa ku dhawaaqay in uu xilka iska casilay

[Horseed Media - Somalia] - 6/01/2025
Ra'iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa Isniintii ku dhawaaqay inuu ka tagayo hoggaanka xisbiga Liberal-ka ee talada haya ka dib sagaal sano oo uu xilka hayay, balse uu xilka sii hayn doono inta xisbigu ka dooranayo beddelkiisa.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb-galay Shirka dalalka Midowga Afrika oo Itoobiya ka furmay
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada (…)
[Puntland Post] - 15/02/2025
Puntland oo fasaxday Isticmaalka Lacagta $50 Dollar oo aan mudda 4 sano ah laga adeegsan degaannada Puntland
Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa dib u fasaxday isticmaalka Lacagta $50 Dollar ah oo in ka badan (…)
[Puntland Post] - 19/02/2025
Dowladda Puntland oo digniin amni ka soo saartay dhaq dhaqaaqa firxadka Argagixisada Daacish
Dowladda Puntland oo xalay soo saartay digniin amni ayaa dhammaan dadweynaha ugu baaqday in ay taxaddar dheeri ah ka (…)
[Puntland Post] - 23/02/2025
Why Ethiopia Opposes Secession in Somalia
Mogadishu ( PP Commentary) — Somali secessionists wonder why Ethiopia does not promote secession in Somalia. Two (…)
[Puntland Post] - 20/02/2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo taageero u balanqaaday Puntland.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeedinayey furitaanka kulanka (…)
[Horseed Media] - 22/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |