Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo shir uga qayb galay magaalada Kampala ee Uganda

[Horseed Media - Somalia] - 10/01/2025
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa ka qayb galay shir heer wasiir ah oo ka dhacay magaalada Kampala ee caasimadda Uganda.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Puntland oo beenisay in Baasaboorka DFS loo diiday askartii ku dhaawacmay dagaalka Calmiskaad
Guddiga Taakulada Ciidamada difaaca Puntland ayaa caddeeyay in aysan jirin wax caqabad ah oo ka taagan helidda (…)
[Puntland Post] - 8/02/2025
Madaxweyne Deni oo isbitaalada ku booqday ciidanka kusoo dhaawacmay dagaalkii Calmiskaad
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Isbitaalka ku booqday Ciidamada geesiyaasha ah (…)
[Horseed Media] - 6/02/2025
Israa’iil ka baxaysa marin muhiim u ah joogitaankeeda Gaza.
Bixitaanka Israa'iil ee Gaza waxaa siweyn dabada uga riixaya madaxweynaha dhawaan xafiiska la wareegey ee dalka (…)
[Horseed Media] - 9/02/2025
Faahfaahinta dagaalkii maanta ee fool-ka-fool ahaa oo ciidanka Puntland la galeen kooxda Daacish
Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland oo ku guda jira wajiga labaad ee Howlgalka ciribtirka argagixisada Daacish ayaa (…)
[Horseed Media] - 4/02/2025
Ciidamada Hindiya oo badda ku sii daayay Rag Soomaali ah oo dhawaan doon kalluumeysi af-duubtay
Markab dagaal oo laga lee yahay dalka Hindiya ayaa badda ku sii daayay 8 nin oo Soomaali ah, kaddib markii… Sii (…)
[Puntland Post] - 13/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |