Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed ayaan ka qeybgali doonin fadhiga ugu horreeya ee dacwadda xil ka qaadistiisa
[Horseed Media - Somalia] - 12/01/2025
Qareenka u doodaya madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed ee shaqada laga joojiyey, Yoon Suk-yeol, ayaa Axaddii sheegay in macmiilkiisu aanu ka qayb geli doonin fadhiga ugu horreeya ee dacwadda kaas oo lagu go’aamin doono in xilka laga qaadi doono ama lagu soo celin doono xafiiska.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Madaxweyne Deni oo gebi ahaanba Puntland ka mamnuucay Ajaanibta Sharci la’aanta ah
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne ku soo saaray in la joojiyey (…)
[Puntland Post] - 19/02/2025
Saldhigyadii Daacish ee Cal-miskaad oo duqaymo lala beegsaday.
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqaymo diyaaradeed oo shalay ilaa xalay lala beegsaday saldhigyadii…
[Horseed Media] - 22/02/2025
Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland
Laascanood (Faallo) — Dhowaan Garaad Jaamac Garaad Ismaciil wuxuu sheegay in wadahadallo uu abaabulay Madaxweynaha (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
RW hore Rooble oo ka hadlay safar laga hor Istaagey.
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay caqabado uu kala kulmay socdaal…
[Horseed Media] - 23/02/2025
Ciidamada difaaca Puntland oo maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Argagixisada Daacish ee Gaatir-oodan
Cutubyo aad u qalabaysan oo ka tirsan ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa maanta si buuxda ula wareegay (…)
[Puntland Post] - 23/02/2025