Wasiirka Amniga XFS oo booqday xarunta taliska ciidanka xudduudaha ee dowladda Ciraaq

[Horseed Media - Somalia] - 14/01/2025
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ku sugan dalka Ciraaq ayaa booqday xarunta taliska ciidanka xudduudaha ee dowladda Ciraaq, isagoo ay weheliyaan Taliye ku xigeenka labaad ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdalla Cabdalla, Agaasimaha guud ee (…)
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Daacishta Cal-miskaad oo lagu qaaday weeraro cir iyo dhul ah.
Ciidamada Puntland iyo saaxiibada ka taageera dagaalka lagula jiro kooxaha nabaddiidka ayaa maanta jab xooggan (…)
[Horseed Media] - 20/02/2025
Wadahadallo farsamo oo u socda Soomaaliya iyo Ethiopia
Wajiga koowaad ee wadahadallada farsamo ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, ee ku saleysan Bayaankii Ankara ee la (…)
[Horseed Media] - 18/02/2025
Puntland oo cisbital kumeel gaadh ah ka hirgelisey Tuurmasaale.
Deegaanka Tuurmasaale ee buuraleeyda Cal-miskaad waxaa maanta laga daahfuray xarun caafimaad oo adeegyo caafimaad oo (…)
[Horseed Media] - 17/02/2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Puntland ku ammaanay dagaalka Daacish.
Buuraha laga hadlayo beryahaan ee ku yaalla Puntland, beera yabaal, Bay ilaa gobolka Gedo meel aan askari (…)
[Horseed Media] - 17/02/2025
Saldhigyadii Daacish ee Cal-miskaad oo duqaymo lala beegsaday.
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqaymo diyaaradeed oo shalay ilaa xalay lala beegsaday saldhigyadii…
[Horseed Media] - 22/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |