Xiisaddii xalay laga dareemay magaalada Gaalkacyo oo si wadajir ah loo xakameeyay
[Puntland Post - Somalia] - 19/01/2025
Xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa Saaka deggan, kaddib markii xalay si weyn loo xakameeyay xiisad laga dareemay xaafadaha Garsoor iyo Wadajir,… Sii akhri The post Xiisaddii xalay laga dareemay magaalada Gaalkacyo oo si wadajir ah loo xakameeyay appeared first on Puntland Post.
... Article published by "Puntland Post" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland iyo Ingiriiska oo ka wada hadlay mashaariicda horumarinta.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Boosaaso ku qaabilay Safiirka Dowladda (…)
[Horseed Media] - 22/02/2025
Booliska & shacabka Puntland baadi goobaya firxadka Daacish.
Shacabka Puntland ayaa siweyn ugu dhiiradey inay gacanta ku soo dhigaan laamaha ammaankana gacanta u geliyaan (…)
[Horseed Media] - 14/02/2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb-galay Shirka dalalka Midowga Afrika oo Itoobiya ka furmay
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada (…)
[Puntland Post] - 15/02/2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Adis-ababa oo uu ka (…)
[Horseed Media] - 16/02/2025
Soomaaliya iyo Itoobiya oo yeelanaya iskaashi lagu xoojinayo amaanka
Taliyaasha ciidanka Qaranka ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa si wadajir ah soo (…)
[Horseed Media] - 23/02/2025