Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka oo si rasmi ah u Shaaciyay Diiwaangalinta Ururrada Siyaasadda
[Horseed Media - Somalia] - 20/01/2025
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha Cabdikariin Axmed Xasan oo Shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa soo gudbiyay jadwalka doorashada, diiwaangelinta xisbiyada iyo waxyaabihii kale ee guddiga u qabsoomay.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Xubnihii ugu badnaa ee dakhli ururinta u qaabilsanaa kooxda ISIS oo Boosaaso lagu qabtay
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari G/sare, Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo ka warbixiyay Hawlgallada Amni ee ka socda (…)
[Puntland Post] - 18/02/2025
Booliska Somalia oo diyaar garaw ugu jira sugidda amniga doorashooyinka.
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa caawa shir guddoomiyey kulanka (…)
[Horseed Media] - 14/02/2025
Kenya oo u kala dabqaadaysa Villa Somalia iyo Axmed Madoobe.
Siyaasi Aadan Barre Ducaale oo xilal kala duwan ka soo qabtay Kenya ayaa ka hadlay xiriirka…
[Horseed Media] - 17/02/2025
Wasaaradda degaanka iyo Isbeddelka Cimilada Puntland oo joojisay ka ganacsiga Xaabada
Wasaaradda degaanka iyo Isbeddelka Cimilada Puntland ayaa sheegtay in ay joojisay ka ganacsiga Xaabada kaddib markii (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025
Puntland oo qabatay shabakad ku hawlanayd dhoofinta Geed-quwaaxa.
Wasaaradda deegaanka Puntland ayaa shaaca ka qaadday in iyadoo kaashanaysa hay’adaha ammaanka ay qabatay koox Soomaali…
[Horseed Media] - 20/02/2025