Trump oo la kulmaya Putin si loo joojiyo dagaalka Ukraine

[Horseed Media - Somalia] - 24/01/2025
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa carabka ku adkeeyay in loo baahan yahay in la joojiyo dagaalka ka socda dalka Ukraine, wuxuuna muujiyay sida uu diyaarka ugu yahay in uu si deg deg ah ula kulmo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, isagoona sheegay in Kiev ay diyaar u tahay wada xaajood.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

AFRICOM continues air campaign against ISIS in Somalia
The U.S. Africa Command (AFRICOM) carried out another airstrike on Sunday targeting Islamic State (ISIS) in Somalia.
[Horseed Media] - 18/02/2025
Puntland oo mamnoocday ka ganacsiga xaabada.
Qoraal ka soo baxay wasaaradda deegaanka, beeraha iyo isbedelka Cimilada dowladda Puntland ayaa si rasmi ah…
[Horseed Media] - 17/02/2025
Puntland oo sheegtay in ay kooxda Daacish buuraha Calmiskaad kaga saarayso mudda 10 cisho ah
Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo hadal ka jeediyay barnaamij xalay lagu qabtay Boosaaso ayaa (…)
[Puntland Post] - 16/02/2025
Ruushka iyo Maraykanka ayaa ku heshiiyey inay dejiyaan hannaan lagu xallinayo khilaafka Ukraine
Diblumaasiga ugu sarreeya Ruushka iyo dhiggiisa Mareykanka ayaa sheegay in ay isku raaceen in la sameeyo hannaan (…)
[Horseed Media] - 18/02/2025
Taliska Ciidamada Puntland oo faahfaahin ka bixiyay duqeyn caawa ka dhacday Calmiskaad
Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo qoraal kooban soo saaray ayaa faahfaahin ka bixiyay duqeyn xooggan oo (…)
[Puntland Post] - 18/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |